Contact Form

Name

Email *

Message *

Friday, May 28, 2010

Shariif oo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka

Ma qura ayaa waxaa is badalay jawiga guud ee tirinta codadka ayadoona uu gabi ahaan ku guuleystay in uu noqdo Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Adan.


waxaana gabi ahaan iska cazilay xilkaasi tiro Xildhibaano ah oo doonayay in ay ku guuleystaan jagadaasi ayadoona ay iscazileen ilaa 4-musharax.

Sidoo kalana uu halkaasi lagu dhaariyay Shariif Xasan Sheekh Adan.

Shariif Xasan oo ahaa wasiirka Maaliyada ayaa dhawaan waxa uu iska cazilay xilkaasi isagoona isu soo sharaxay xilka Gudoomiyanimo taa oo ilaa haatan isaga iyo Sheekh Fanax ay ku soo baxeen wijigi labaad ee tirinta codadka.

waxaa is cazilay ilaa 3-musharax oo la tartamayay sidii ay u qaban lahaayeen xilkaasi Xildhibaan C/kafi , C/lahi Macalin Sheekh Fanax ayaa isna waxa isa cazilay xilkaasi.
 
Dalkayaga@gmail.com

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News