Contact Form

Name

Email *

Message *

Wednesday, May 12, 2010

Max'med Dheere Oo Ka Bad Baaday Qarax Miino Oo Loo Dhigay Wadada


Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qarax oomaanta magaalada Muqdisho lagula eegtay gudoomiyihii hore ee DowladdaKMG ah uqaabilsanaa Gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb Max'med Dheere.
Qaraxxoogan ayaa maanta magaalada Muqdisho lagula eegtay Ciidamo daacad uahaa Maxamed Dheere oo kamida haa dagaal Oogayaashii hore ee Somaliyawaxaana jira warar is khilaafsan oo kasoo baxaya qaraxa lala eegtay

Miinodhulka lagu aasay ayaa maanta lakacday gaari Dagaal oo ay wateen Ciidandaacad u ah Max'med Dheere.

Dad goobj oogayaal ah ayaaxaqiijiyay in indhahooda ay saareen burbur xoogan oo gaariga laqarxiyaygaaray iyo dhimashada 5 maleeshiyo oo ilaala u ahaa Max'med Dheerewaxaa kale oo jira in dhaawac farabaan uu jiro.

Qaraxan oo kadhashay Miino dhulka lagu aasay ayaa jiha wareer ku riday saraakiishaciidanka dowlada KMG ah maadaama meesha qaraxa ka dhacay ay ahayd meelsi aad ah loo ilaaliyo oo aysan suura gelayn in shabaab halkaasi tagaan.

Maxamed dheere ayaa dhowr jeer ka bad baaday iskuday dil oo lala damacsanaa,saraakiil katirsan Shabaab ayaa sheegtay isku daygaasi dil ee fashilmay waxaynasheegeen in ay sii wedayaan weerarada nuucaasi oo kale ah.

Dalkataga@gmail.com

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News