Thursday, May 20, 2010

Markab Amisom u soo xirtay iyo xoogaga Shabaab iyo Xizb Slaan oo madafiic ku garaacay.

Markab weyn ayaa saaka waxa uu dekada weyn ee magaaladaMuqdisho igu soo xitray cidamada Midoowka Afrika ee ku sugan magaalada Muqdiosho .iyadoona xoogaga mucaaradka ay madaafiic ku gareen dekada weyn ee magaalada Muqdisho.

Sida ay xaqiijinayaan shaqaalaha dekada magaalada Muqdisho xoogaga mucaardka ayaa waxa ay ilaa8 hobiyaal ku dhufteen dekada magaalada Muqdisho iyo agagarkeeda iyadoona shaqaalihii dekada ay ka soo kala carareen gudaha degakada.

Wararka ayaa sheegaya in Markabkaani uu ciidamada Amisom u sido saanad maleteri, waxaana sidoo kale lagu waramayaa in bil kasta ciidamada Amsiom dekda magalada Muqdisho uu ugu soo xirto markab u sida saanada meleteri.
Ialaa iyo hada wax faafaahin lagama haayo qasaaraha madaafiic inkastoo hada ay joogsatay madaafiic, waxaana jirin jawaab ciidamada Amisom ay ka bixiyeen madaafiicda waloow horay loogu yaqaanay goobta looga soo tuuro hal madafac tiro madaafiic ah ay ugu jawaabi jireen.

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News