Contact Form

Name

Email *

Message *

Thursday, May 27, 2010

Lamaanayaasha Ingariiska oo codsi u diray Ra'iisul Wsaaraha cusub ee Dalka Ingariiska.

Lamanayaasha u dhhay Dalka Ingariiska ee ay heeystaan kooxaha Burcad Badeed Soomaaliya ah ayaa waxa ay ka codsadeen Ra'iiusl Wasaraha cusub ee Dalka Britin David Cameron in uu go,aan ka qaato sida uu ka yeeli doona Aftuubka loo heeysto.

Paul Chandler oo ka mid ka mid ah lamaanayaasha u dhashay dalka Ingariiska oo ay gacanta ku hayaan Kooxha Burcad Badeed oo wareeysi siiyey TV lagu la yirahdo ITV ayaa u sheegay in Wa'iisul Waraaha cusub ee Dalka Britin ay ka codsanayaan in uu talaabo u qaado sidii lo seeyeen lahaa.

Dhanka kale Paul Chandler ayaa waxa uu u hambalyeyey Ra'sul Wasaare David Cameron uu dhawaan ku guuleeystay doorashooyinii Dalka Inagriiska, waxa uuna u sheegay in uu ka yimaado isbadal dhanka wax ka qabashada muwaadiniinta Ingariska ee ku aftuuba dalka dibadiisa.

Lamanayaashaani oo lagu kala magaacbo Paul Chandler iyo Rachel Chandler ayaa waxaa aftuubtay kooxo burcad badeed Soomaali ah xili ay dalxiis ku marayeen xeebaha Badweynta Hindiya, waxaan ayna gacanta kooxha burcad badeeda ay ku jiraan ku dhiwada Todobo bilood.


Inkatoo Lamnayaasha ay ka codsadeen xukuumada cusub ee Ingariiska in ay talaabo u qaado siideeyntooda ayaa wasarada Arimaha dibada ee Dalka Baritin waxa ay horay u shaacisay in aysan lahayeen siyaasad arimha dibda uga aadan aftuubka.

Dalkayaga@gmail.com


0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News