Contact Form

Name

Email *

Message *

Sunday, May 9, 2010

Cumar Cabdirashiid oo Isku Shaandhayn ku Samaynaya Golaha Wasiirah iyo Shiikh SHirif oo Arintaa Diiddan


Cuman Abdirashid ayaa doonaya inuu isku shaandhayn ku sameeyo golihisa wasiirada dhawaan. Ujeeddad isku shaandhayntan ayaa la sheegay inay qayb ka tahay fulinta heshiiskii ay kooxda ahlu sunnah la sixiideen maamulka Shiikh Shirif bishii March magaaalada Addidabaa.



Guriga uu deggen yahay Shieikh Shirif ayaa lagu arkayey dad xuunsan oo iyagu doonaya in ayna waayin jagooyinka ay hadda hayaan. Warar si hoose aan ku helnay ayaa sheeagaya inuu jiro ismaan dhaaf u dhaxeeya Cumar Cabdirashid iyo Shiikh Shirif. Wararka ayaa intaa ku daraya in qodabka uguwayn ee uu khilafkan cusub ku salaysan yahay niman aad ugu dhow Sheikh Shirif kana wada tirsan yihiin firqada Al-islaax, ay waayi doonaan mansabka ay ka hayaan maamulka taagta daran ee uu Sheik Shirif hoggaanka u hayo.

Dhinaca kale, waxaa khilaaf ka dhex taagan yahay kooxda ahlu sunnah ee gobolada dhexe. Khillafkan ayaa ku saabsab sidii looga jawaabi lahaa Sheikh Shirif oo isagu kula kacay Culimada Ahlu Sunnah xushma darro aad u wayn inta ay Xamar joogeen.

Dalakayaga@gmail.com

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News