Tuesday, May 18, 2010

Ciidamo Itoobiyaan ah oo gudaha u soo galay magaalada Ceel-barde.

Cutubyo ka tirsan ciidamada militariga dowladda Itoobiya oo wata gaadiidka dagaalka ayaa shalay galinkii dambe gudaha usoo galay magaalada Ceel-barde ee gobolka Bakool.


Kooxdi  Alshabaab ee ka ariminaysay Ceelbarde ayaa iyagu isaga cararay magaalada bilaa dagaal. Ciidamada Itoobiyaanka ah ayaa fariisimo ka dhigtay gudaha iyo daafaha magaalada.
.
Isgaarsiinta magaalada Ceel-barde ayaa gabi ahaamba go’an.

Xiriiro aanu lasameynay odayaal dhaqameed deggen gobolka Bakool ayeysan noo suurta galin in aan helno.

Dalkayaga@gmail.com.


0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News