Contact Form

Name

Email *

Message *

Friday, May 21, 2010

Boohoodle oo lagu dagaalamay

Seddex ciidamada Itoobiya ah iyo toban Soomaali ah ayaa la sheegay inay ku dhinteen dagaal saaka ka dhacay magaalda Buuhoodle,
 kaas oo dhexmaray ciidamo Itobyiaan ah oo maalmahanba ku sugnaa magaalada iyo dad ka tirsan deegaanka.

Dadka ku dhaawacmay dagaalka ayaa la sheegay inay ka badan yihiin illaa labaaan qof.

Lama hubo sida ay rasaastu ku bilaabatay.


Dalkayaga@gmail.com

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News