Contact Form

Name

Email *

Message *

Tuesday, April 27, 2010

WAR DEG DEG AH: Weerar Ismiidaamin ah oo Goordhaw Ka Dhacay Xarun Ay Ciidamada AMISOM Ku Lahaayeen Degmada Shangaani.


Xarakada Al Shabaab ayaa Goordhaw Weerar Ismiidaamin ah ku qaaday Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho kuwaasi oo taageero madaxda dowladda KMG ah.

Saraakiisha Al Shabaab ayaa Goordhaw xaqiijiyay in mas'uulka yihiin weerarkaasi oo ka dhacay Fariisinka ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin Bankigii Ganacsiga degmada Shangaani oo dhawaan la dejiyay cutubyo amisom ah.


AMISOM waxay si hordhac ah u sheegtay in weerarkaasi ay uga dhaawameen in kabadan 3 Askari waloow khasaaruhu intaasi kasii badan karo maadaama qaraxu ka dhacay xarun ciidan oo aad uweyn.


0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News