Thursday, April 22, 2010

Orodka Marathonka oo loogu magac daray rajada Soomaliya


Waxaa lagu qabtay orodka dheer ee Marathonka loo yaqaan xarunta baarlaamka midowga Yurub ee magaalada Strsbourg cariga Faransiiska. Orodkaas ayaa loogu magac daray 'rajadii Soomaaliya'

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News