Contact Form

Name

Email *

Message *

Tuesday, April 20, 2010

Fadeexad Lasoo Deristay Safiirka Shurufle Ee Dalka Shiinaha


Warar maalmihii ugu dambeeyey isa soo tarayay ayaa tibaaxaya in dawladda China oo kamid ah dowladdaha ugu waaweyn caalamka,

isla markaana xiriir wanaagsan la leh Dowladda Federaalka KMG Soomaaliya ay qorsheyneyso inay albaabada u laabto safaaradda Soomaalida ee dalkaas, kadib markii fadeexado ay hadheeyeen ninka sita magaca Safiirka Soomaalida oo lagu magacaabo Maxamed Cawil

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News